Tuesday, August 18, 2026

Wadahadallada Nukliyeerka ee Maraykanka iyo Iiraan oo baaqday

Wasiirka Arrimaha dibadda Cumaan, Cumar Badr Albusaidi oo qayb ka ahaa dhexdhexaadinta ayaa sheegay wareeggii xigay ee wada-hadallada nukliyeerka ee Maraykanka iyo Iiraan ee la qorsheeyay Axadda Maanta ah uusan sii socon doonin.

“Wadahadalada Iiran ee loo qorsheeyay in lagu qabto magaalada Masqad Axadan ma dhici doonaan,” ayuu ku qoray barta X. “Laakin diblamaasiyadda iyo wada-hadallada ayaa ah waddada keliya ee lagu gaari karo nabad waarta.”

Khamiistii hore, Madaxweyne Donald Trump ayaa ka digay in hawlgal militari oo ka dhan ah Iran uu “baabi’in doono” wadahadallada uu maamulkiisu la lahaa Tehran si loo xakameeyo barnaamijkeeda nukliyeerka.

Trump wuxuu muddooyinkii la soo dhaafay ku howlanaa wadahadallo uu la lahaa Iran oo ku saabsan sidii loo xadidi lahaa barnaamijkeeda nukliyeerka, balse ilaa hadda wax heshiis ah lagama gaadhin.

WARARKII KALE

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 17 08 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

MW Xasan Sheekh oo maanta gaaray deegaanka Gelinsoor ee Gobolka Galgaduud

Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud oo ku guda jira...

DF oo shaacisay khasaaraha ka dhashay dagaalkii Baydhabo

Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya ayaa sheegtay in abaare 5:00 subaxnimo...

KGS oo ku dhawaaqday in gebi ahaanba la soo Afjaray Weerarkii Baydhabo

Maamulka Koonfur Galbeed ayaa sheegay in gebi ahaanba la...

Wasiirka Xasan Eeley oo khawaarij ku tilmaamay Ciidanka Lafta gareen ee weeraray Baydhabo

Wasiirka Xannaanada Xoolaha Soomaaliya, Xasan Xuseen Maxamed (Eeley), ayaa...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles