Sunday, March 1, 2026

Wararkii ugu dambeeyay ee dagaalka dhacay deegaanka Dawacooley

Dagaal xooggan ayaa saaka markale dib uga qarxay deegaanka Dacawaley ee degmada Xarshin ee dawlad deegaanka Soomaalida dalka Itoobiya. Dagaalkan ayaa u dhaxeeya Ciidanka Liyuu Booliska deegaanka iyo Shacabka Dacawaley.

Ma jiraan warar madax banaan oo laga helayo dagaalka saaka ka socda degaanka Dacawaley, marka laga reebo dhanka Xukuumadda Dowlad Degaanka Soomaalida oo sheegaysa inay Ciidanka Dowlad Degaanka Soomaalidu la wareegeen Dacawaley oo ahayd halkii uu ka bilowday dagaalku.

Magaalada Dacawaley waxaa ku sugnaa maalmihii u dambeeyay Madax-dhaqameed u joogey halkaasi sidii Nabad looga dhalin lahaa.

WARARKII KALE

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 28 02 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

Iiraan oo farriin u dirtay dalalka Gacanka

Wasiirka arrimaha dibadda ee Iran Cabbaas Araghchi ayaa sheegay...

Isra’iil oo weerar cusub ku qaaday Iran

Isra’iil ayaa bilowday waxa ay ugu yeertay “weerar ka...

Uganda oo shaacisay inay ciidamadeeda kala baxayso Soomaaliya

Taliska ugu sarreeya ciidamada milatariga dalka Uganda ayaa go’aan...

Muwaadin Soomaaliyeed oo lagu dilay Koofur Afrika

Alle ha u naxariistee, muwaadin Soomaaliyeed oo lagu magacaabi...

Taalibaan oo diyaar u ah wadahadal si loo soo afjaro dagaalka kala dhaxeeya Pakistan

Maamulka Taalibaan ee Afghanistan ayaa sheegay inay diyaar u...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles