Haweenka ku nool xeryaha barakacyaasha ayaa nolol-maalmeedkooda ka maareeya iibinta caagadaha la tuuray oo ay ka soo ururiyaan waddooyinka iyo xaafaddaha Muqdisho si dib loogu warshadeeyo.
Wariye Sacdiya Nuur

NAGU SOO BIIR