Sunday, April 12, 2026

Wasiirka arrimaha gudaha oo qaabilay Ergeyga Qaramada Midoobay

Wasiirka arrimaha gudaha, Federaalka iyo dib u heshiisiinta dowkadda FS mudane Cali Yuusuf Cali -xoosh ayaa xarunta wasaaradda ku qaabilay Ergeyga gaarka ah ee xogheyaha guud ee Qaramada Midoobey ee Soomaaliya James Swan, iyada oo laga hadlay hortabinnada Wasaaradda.

Kulan mirodhalka ah oo ay sidoo kale qeyb ka ahaayeen wasiir ku xigeenka wsaaradda Cadihakiim Ashkir, agaasimaha guud Caydaruus Macallin iyo saraakiil kale oo wasaaradda ka tirsan ayaa looga hadlay arrimo ay ka mid yihiin; Doorashada, hawlgalka UNTMS, iyo hawlo kale oo hortabin u leh wasaaradda iyo guud ahaan Qaranka.

WARARKII KALE

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 11 04 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

DFS oo magacowday Guddiga Farsamada Dib u heshiisiinta Koofur Galbeed

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta ee Soomaaliya ayaa...

Cumar C/Rashiid oo digay halista ka dhalan karta shidaal qodista

RW hore ee Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaake ayaa...

Geelle oo mar 6-aad loo doortay Madaxweynaha Jabuuti

Ismaaciil Cumar Geelle, ayaa mar kale loo doortay madaxweynaha...

Uganda oo weerar afka ah ku qaaday Turkiga, kuna faanay doorkii Uganda ee dagaalladii Muqdisho

Taliyaha Ciidamada dalka Uganda, ahna wiilka Madaxweynaha Yoweri Museveni,...

Ciidamada Amniga oo qaraxyo ku qabtay Muqdisho

Ciidamada ammaanka ee magaalada Muqdisho ayaa ku guuleystay inay...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles