Wednesday, February 25, 2026

Wasiirka gaashaandhigga Jabuuti oo soo gaaray Muqdisho

Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya xildhibaan Cumar Cali Cabdi ayaa si rasmi ah Garoonka Aadan Cadde ugu soo dhaweeyay Wafdi heer sare ah oo uu hoggaaminayo Wasiirka Gaashaandhigga Jamhuuriyadda Jabuuti Xasan Cumar Maxamed.

Wasiirka Difaaca Jabuuti ayaa u tegay Muqdisho i uu uga qeyb galo shirka caadiga ah ee 35-aad ee Golaha Wasiirada Difaaca iyo Amniga ee Ciidanka Difaaca ee Bariga Afrika (EASF).

Soomaaliya ayaa hadda martigelinaysa shirkan muhiimka ah ee gobolka, kaas oo isu keenaya hoggaanka difaaca ee Bariga Afrika si looga tashado caqabadaha amniga iyo iskaashiga istiraatiijiyadeed.

Kulanka wasiirrada ayaa dhacaya kadib gabagabada shirarkii toddobaadkaan ka dhacay magaalada Muqdisho, kadib markii ay ka doodeen khubarrada dhanka farsamada iyo taliyeyaasha ciidamada.

WARARKII KALE

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 24 02 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

DFS oo war ka soo saartay burburka ku yimid shirkii ay kula jireen Mucaaradka

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa nasiib darro ku tilmaamtay isku...

Maamulka Waqooyi Bari oo fariin adag u diray Puntland

Bayaan ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Gudaha Federaalka iyo...

Puntland oo diiday in doorashada Federaalka lagu qabto Sool

Dowlad-goboleedka Puntland ayaa si adag uga soo horjeesatay jadwalka...

Golaha Mustaqbalka iyo Xildhibaanada mucaaradka oo kulan ku yeeshay Muqdisho

Xalay magaalada Muqdisho waxaa shir ku yeeshay xildhibaano ka...

Diyaarado dagaal oo duqeymo ka fuliyay Maxaas

Diyaarado dagaal ayaa saaka duqaymo xoogan ka fuliyay degmada...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles