Tuesday, March 3, 2026

Xaalada Marinka Gaza oo laga deyrinayo

Ururka Caafimaadka Adduunka ayaa ka digay in nafaqo-xumada ay gaartay “heerarka ugu sarreeya” ee Qasa iyadoo xaaladdu ay marayso “meel khatar ah”, inkastoo gargaarka hawada laga soo dejinayo ay dib uga billowdeen Marinka.

Jordan ayaa sheegtay in ay la shaqeysay Imaaraatka Carabta ayna 25 tan oo gargaar ah ku daadisay Qasa Axaddii ka dib markii Israa’iil ay billowday waxa ay ugu yeertay “hakin xeeladeed” oo dagaalka ah.

Israa’iil waxay sheegtay inay joojinayso hawlgallada milatari ee 10 saacadood maalintii ee qaybo ka mid ah Qasa ayna u oggolaan doonto marinnada gargaarka ee kolonyada Qaramada Midoobay, si ay “u beeniyaan sheegashada beenta ah ee gaajada ula kaca ah”.

Madaxa gargaarka ee Qaramada Midoobay Tom Fletcher ayaa Axaddii xaqiijiyay in xayiraadaha dhaqdhaqaaqa qaarkood ay u muuqdeen inay fududeysay Israa’iil.

Xigasho-BBC

WARARKII KALE

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 03 03 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

Maxay ka wadahadleen Farmaajo iyo Safiirka Turkiga?

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa kulan...

Shiinaha oo war ka soo saaray markab kalluumeysi oo lagu afduubtay Puntland

Dowladda Shiinaha ayaa xaqiijisay in markab kalluumeysi oo laga...

Khilaaf Siyaasadeed oo Hareeyay Ansixinta Dastuurka

Khilaaf xooggan oo siyaasadeed ayaa ka taagan meelmarinta wax...

Puntland oo shir wadatashi ah la yeelatay xildhibaanada ku matala Federaalka

Madaxweyne Siciid Cabdullaahi Deni ayaa guddoomiyey shirka wadatashiga ah...

Horjoogihii qorsheeyey weerarkii godka Jilacow oo la dilay

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles