Tuesday, March 3, 2026

Xamaas oo diiday xabad joojinta ay ogolaatay Israa’iil

Xamaas ayaa sheegay in hindise xabbad-joojin ah oo laga sameeyo Gaza oo ay Israa’iil ogolaatay in aysan ku jirin dammaanad qaadka in xabbad joojintu ay horseedi karto xabbad-joojin joogto ah.

Afhayeenku waxa uu sheegay in ay ka hor imanayso wadahadal ay Xamaas la yeelatay saraakiisha Maraykanka.

Aqalka Cad ee Mareykanka ayaa Khamiistii sheegay in Israa’iil ay “saxiixday” qorshaha ergayga Mareykanka Steve Witkoff, isla markaana ay jawaab rasmi ah ka sugayaan Xamaas.

Si kastaba ha ahaatee, sarkaal sare oo ka tirsan Xamaas ayaa markii dambe sheegay in heshiisku uu ka hor imanayo wada-hadalladii hore ee u dhexeeyey wada-xaajoodayaasha kooxda iyo Witkoff islamarkana ay diideen.

WARARKII KALE

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 02 03 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo wadahadal la yeeshay Amiirka Qatar iyo Boqorka Urdun

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dhanka...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay James Swan

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya  Sheekh Aadan Maxamed...

Howlgal ka dhacay G/Sh/Hoose oo lagu dilay horjoogayaal ka tirsanaa Al-shabaab

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, oo kaashanaya Ciidanka Midowga Afrika...

Dagaalka Bariga Dhexe oo sii xoogeystay maalintii 3-aad

Dagaalka u dhexeeya United States, Israel iyo Iran ayaa...

Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed oo cambaareeyay go’aankii lagu celiyay xildhibaanno u safrayay

Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed ayaa si adag u cambaareeyay go’aankii...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles