Monday, June 8, 2026

Shirka Mucaaradka oo galay maalintii Seddexaad

Shirka hoggaamiyeyaasha Mucaaradka ayaa galay maalintii Seddexaad, waxaana la filaya in maanta gelinka dambe ay Warmurtiyeedka ka soo saaraan shirkooda.

Maanta ayaa waxaa shirka ku soo biiray hoggaanka Haweenka Soomaaliyeed, waxay ka aragti dhiibanayaan fikirkooda ku aadan sida ugu haboon ee loogu heshiin karo doorashooyinka.

Mucaaradka ayaa diidan hanaanka uu madaxweynaha ku wado ee ku aadan doorasho aan heshiis lagu aheyn iyo wax ka bedelka lagu sameeyay cutub ka mid ah Dastuurka dalka.

Kulamada marka ay dhammeeyaan siyaasiyiinta mucaaradka ayaa lagu wadaa in ay soo saaraan Warmurtiyeedka culus oo lagu cadeynayo mowqifkooda siyaasadeed.

Shacabka Soomaaliyeed iyo Beesha Caalamka ayaa indhaha ku hayso natiijada ka soo bixi doono shirka weli u socda hoggaamiyeyaasha Mucaaradka ah.

WARARKII KALE

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 08 06 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

Iran ayaa sheegtay in joojineyso weerarada

Iran ayaa ku dhawaaqday goor dhaweyd in la soo...

Xisbullah oo sheegtay in weeraro aargoosi ah ay ku qaaday ciidamada Israel ee jooga Lubnaan

Xisbullah ayaa sheegtay in ay gantaallo ku duqeysay kolonyo...

Maxaa ka cusub dhex dhexaadinta ay Turkiga ka dhex wado DF iyo Mucaaradka

Waxaa magaalada Muqdisho ka socda wadahadallo siyaasadeed oo heer...

Xoogagga Yemen oo ku dhawaaqay xayiraad buuxda oo ka dhan ah maraakiibta Israa’iil ee Badda Cas

Xoogagga Hubeysan ee Yemen ayaa sheegay inay qaadayaan tallaabooyin...

Madaxweyne Cirro oo la filayo inuu booqasho ku tago Israa’iil

Sida lagu daabacay warbixinta, qodobka ugu weyn ee safarka...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles