Monday, August 17, 2026

Xamaas oo farriin u dirtay Trump iyo waxa ay doonayaa

Xamaas ayaa ka codsatay Guddiga Nabadda ee Madaxweyne Donald Trump inuu cadaadis saaro Israaโ€™iil si ay u aqbasho heshiiska nabadeed ee Qasa ee uu taageerayo Mareykanku.

Kooxda ayaa war-saxaafadeed soo saartay kadib markii mid ka mid ah hoggaamiyayaasheeda uu Masar kula yeeshay wadahadallo dhif iyo naadir ah Jared Kushner, oo ah wiilka uu soddogga u yahay Madaxweyne Trump.

Xamaas ayaa sheegtay inay fulisay marxaladdii koowaad ee qorshaha, taas oo dhigaysa in ciidamada Israaโ€™iil ay ka baxaan Qasa, isla markaana dib-u-dhis lagu sameeyo dhulka, iyadoo maamulka Qasa loo wareejinayo maamul rayid ah oo cusub.

Hase yeeshee, Israaโ€™iil ayaa qorshahan diidday toddobaad ka hor, iyadoo sheegtay in shuruudda ugu horreysa ay tahay in Xamaas ay si buuxda u dhigto hubka.

WARARKII KALE

MW Xasan Sheekh oo maanta gaaray deegaanka Gelinsoor ee Gobolka Galgaduud

Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud oo ku guda jira...

DF oo shaacisay khasaaraha ka dhashay dagaalkii Baydhabo

Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya ayaa sheegtay in abaare 5:00 subaxnimo...

KGS oo ku dhawaaqday in gebi ahaanba la soo Afjaray Weerarkii Baydhabo

Maamulka Koonfur Galbeed ayaa sheegay in gebi ahaanba la...

Wasiirka Xasan Eeley oo khawaarij ku tilmaamay Ciidanka Lafta gareen ee weeraray Baydhabo

Wasiirka Xannaanada Xoolaha Soomaaliya, Xasan Xuseen Maxamed (Eeley), ayaa...

DFS oo war ka soo saartay Dagaalka Baydhabo

Taliska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa war kasoo saaray...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles