Xog-hayaha Guud ee Qaramada Midoobay oo sheegay inuu ka walaacay xiisaddii Muqdisho

Xog-hayaha Guud ee Qaramada Midoobay ayaa sheegay inuu ka walaacay xiisaddii Muqdisho.

War rasmi ah oo uu jeediyey Afhayeenka Xog-hayaha Guud ee Qaramada Midoobay ayuu ku sheegay in Xog-hayuhu ka walaacsanyahay xaaladda Soomaaliya.

Afhayeenka ayaa yiri”Xoghayaha Guud wuxuu ka walaacsan yahay wararka sheegaya in rabshado ka dhacaan Muqdisho. Wuxuu ugu baaqayaa dhammaan dhinacyada inay is xakameeyaan, ka fogaadaan ficil kasta oo kicin kara rabshado dheeraad ah, iyo inay xalliyaan khilaafaadka siyaasadeed iyagoo adeegsanaya wadahadal’

WARARKII KALE

Madaxweynaha Iiraan oo war weyn ka sheegay shirka BRICS

Madaxweynaha Iiraan Mas’uud PezeshkianXigashada Sawirka,ReutersQoraalka sawirka,Madaxweynaha Iiraan Mas’uud PezeshkianKhudbaddii...

Deni oo tababar u soo xiray ciidan cusub oo ka mid noqonaya ciidanka Puntland

Madaxweynaha maamulka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta tababar...

Ciidamada Danab iyo Jubbaland oo Hawlgal ka Fuliyay Jubbada Hoose

Ururka 162-aad ee Guutada 16-aad Kumaandooska Danab, oo kaashanaya...

Xuutiyiinta oo ku andacoonaya inay la wareegeen saldhigyo u dhow Bab- al-Mandab

Sida ay sheegtay wakaaladda wararka dowladda Iran ee IRNA,...

Iran oo ku baaqday in la qaado go’doominta Yemen oo la bilaabo wadahadal

Subaxnimadii Jimcaha, 10-ka Sebtembar, Wasaaradda Arrimaha Dibadda Iran ayaa...

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 10 09 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles