Xuutiyiinta Yemen oo weeraray Sacuudiga

Kooxda Xuutiyiinta ee xukunta waqooyiha dalka Yemen ayaa duqeyay ayaa xarun shidaalka lagu sifeeyo oo ku taala magaalada Jezan ee Dalka Sacuudiga oo ah gobolka dhaca xadka labada dal.

Weetarka Xuutiyiinta ayaa ahaa aar goosi ama jawaab ay kaga jawaabayaan weerar xalay isbahaysiga Carabta oo ay qaybka yihiin Mareykanka iyo YHD ee Sucuudiga uu hogaaminayo ay ka fuliyeen magaalada xudeyda oo ay xukumaan kooxda Xuuthiyiinta.

Dagaalka ayaa sii balaadhanaya waxaana suurtagal ah inuu intaan kasii weynaada.
Sucuudiga oo gacan saar la leg YH iyo mareykanka ayaa waayadii dambe heshiis xabad joojin ah kula jiray Xuutiyiinta kaas oo dhowaan uu jabiyay Sucuudiga.

WARARKII KALE

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 26 09 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

RW Xamsa oo sameeyay magacaabis cusub

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre ayaa magacaabay agaasimeyaasha...

Ugu yaraan 11 qof ayaa ku dhintay qarax ka dhacay waqooyi-galbeed ee Pakistan

Booliska waqooyi-galbeed ee Pakistan ayaa ku dhawaaqay in ugu...

Guddiga Shaqaalaha Rayidka oo hakiyay qorshihii Xamsa, taageerayna BFS

Guddiga Qaranka Shaqaalaha Rayidka Soomaaliyeed ayaa 26-ka Sebtembar 2026...

Ciraaq oo Maraykanka kala hadlaysa duulimaadyada Iran

Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Ciraaq ayaa sheegay in dowladda ay...

Sheegashada Puntland ee markabkii oo dood ka dhalatay iyo xog cusub

War cusub ayaa kasoo kordhaya cidda dhab ahaantii soo...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles