๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š, ๐จ๐จ ๐ญ๐š๐ฅ๐ฅ๐จ๐จ๐ฒ๐ข๐ง ๐ค๐š ๐๐ก๐š๐ ๐š๐ฒ๐ฌ๐ญ๐š๐ฒ ๐ˆ๐ฌ๐ข๐ฆ๐ฆ๐š๐๐š ๐๐ก๐š๐ช๐š๐ง๐ค๐š ๐๐ฎ๐ฎ๐ก๐จ๐จ๐๐ฅ๐ž

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa kulan la qaatay Isimadda dhaqanka ee Buuhoodle.

Raโ€™iisul Wasaaraha, oo ku guda jira La-tashiyada bulshada deegaannada SSC-Khaatumo, ayaa isimada ka dhagaystay aragtiyo iyo tallooyin ku aaddan dowlad-dhiska iyo I midnimada dalka.

Mudane Xamsa, ayaa uga mahadceliyey bahda dhaqanka doorkooda ku aaddan dib-u heshiisiinta iyo hirgalinta nabadda, waxaa uunna ballan-qaaday in dowladda Soomaaliya ay xoojin doonto nabadda iyo midnimada, isaga oo xusay in bahda dhaqanka looga baahan yahay in ay kaalin muhiim ah ka geystaan dedaalka loogu jiro isku keenidda shacabka Soomaaliyeed.

WARARKII KALE

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 12 09 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

Ukraine oo wajahaysa ‘jiilaalkii ugu adkaa’ tan iyo markii Ruushku kusoo qaaday duullaanka baaxadda leh

Ukraine ayaa wajahaysa "jiilaalkeedii ugu adkaa" tan iyo markii...

Xukunka Askari Jante Dartiis u dilay Muwaadin

Dable Xoogga Maxamuud Axmed Faarax Kabtan Dhashiike, ayaa lagu...

Madaxweynahe xasan sheekh oo daahfuray barnaamijka abuur iyo sannad-tacliimeedka 2026/2027 ee waxbarashada sare ee dalka

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa...

Raโ€™iisul Wasaaraha XFS oo guddoomiyey kulanka xisaabtanka sanadlaha ah ee Xukuumadda

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre...

Shir madaxeedka dalalka BRICS oo doodiisa ay hareeyeen go’aamada masaxweyne Trump

Mareykanku ma aha xubin ka tirsan ururka BRICS, balse...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles