Friday, June 12, 2026

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š, โ€๐ฆ๐š๐ ๐š๐š๐ฅ๐š๐๐š ๐€๐๐ก๐ข-๐‚๐š๐๐๐ž๐ž๐ฒ๐ž ๐ฐ๐š๐ฑ๐š ๐š๐ฒ ๐ก๐ž๐ฅ๐ข ๐๐จ๐จ๐ง๐ญ๐š ๐ฑ๐ฎ๐ช๐ฎ๐ฎ๐ช๐๐ž๐ž๐๐š ๐๐š๐ฌ๐ญ๐ฎ๐ฎr๐ข๐ ๐š ๐š๐กโ€

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa Hadhimo-Sharafeed lagu Maamuusayey kaga qeyb-galay duleedka magaalada Ari-Caddeeya, oo 30, KM dhanka waqooyi ah kaga beegan magaalada Laascaanood.

Raโ€™iisul Wasaare Xamsa, oo la hadlay shacabka magaalada, ayaa sheegay in ay farxad gelinayso booqashada taariikhiha ah ee uu ku soo gaaray dadka Soomaaliyeed ee ku nool deegaankan, waxa uuna ballan-qaaday in ay dhawaan heli doonaan xuquuqdooda dastuuriga ah oo ay kamid tahay doorashooyinka dadweyne ee la qorsheeyay in ay ka qabsoomaan dalkeenna.

Raโ€™iisul Wasaaraha, oo ay weheliyaan Hoggaamiyaha Maamulka SSC-Khaatumo, Mudane Cabdulqaadir Axmed Aw Cali, ( Firdhiye) iyo madaxda ka tirsan Heyโ€™addaha Heer Federaal, ayaa ka mahadceliyay soo dhaweynta iyo martisoorka loogu sameeyay Beerta Suldaan Mustafe Maxamuud Aw Seed, ee duleedka Adhi-Caddeeye.

WARARKII KALE

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 12 06 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

Shiinaha oo xiray aqoonyahan Maraykan ah oo looga shakisan yahay basaasnimo

Wasaaradda arrimaha dibadd  a ee Shiinaha ayaa xaqiijisay xarigga...

NISA oo qabatay Walxo Kimiko ah qaraxyada laga sameeyo

Wararka ka imanaya gobolka Shabelaha Hoose ayaa sheegaya in...

Iiraan oo sheegtay in Heshiisku uusan weli dhammaan iyadoo Trump uu doonayo inuu dhawaan saxiixo

Horumar diblomaasiyadeed oo suurtagal ah oo dhexmara Washington iyo...

Xoghayaha Difaaca UK iyo Wasiirka Ciidamada Qalabka Sida oo iscasilay

Xoog uu Keir Starmer ku hayay dowladdiisa daโ€™da yar...

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 11 06 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles