Thursday, July 16, 2026

Liiska musharixiinta DG Waqooyi Barri iyo amaro amniga

Gudidda doorashada maamulka Waqooyi Bari ayaa soo saaray liiska dadka u tartamaya jagooyinka madaxweynaha iyo madaxweyne ku xigeenka shanta sano ee soo socda.

Liiskan ay gudigu soo saareen oo ka kooban shan madaxweyne ama hogaamiye u taagan iyo ku xigeen, waxaana liiskaas ka maqan dad isu sharaxay xilalkaas oo qaarkood isdiiwaan geliyeen.

Wasaarada amniga ayaa soo saaraysa amaro lagu xaqiijinayo amaan ka hor inta aan la gaadhin xiliga doorashada oo markaas la joojin doono gaadiidka soo gelaya magaalada iyo ka kabaxaya sida uu sheegtay wasaarada amni

Halkan hoose ka ahri liiska musharixiinta ee la soo saaray

WARARKII KALE

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 15 07 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

Iran oo ku goodisay marino kale ay xiri doonto

Iran ayaa ku hanjabtay inay xirayso marino kale oo...

Ukraine iyo Midowga Yurub oo iska kaashanaya ballaarinta soo saarista drones-ka

Ukraine iyo Midowga Yurub ayaa ku heshiiyay inay hirgeliyaan...

Madaxwayne Xasan Sheekh Maxamuud oo booqday hoyga ay taalo Gogosha Tacsida Imaam Maxamed Yuusuf Cali

Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed oo Daahfurtay Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda

Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed (JUS) ayaa maanta daahfurtay Xarunta Garaad...

RW ku xigeenka Soomaaliya oo weerar afka ah ku qaaday Mucaaradka

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Saalax Axmed Jaamac,...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles