Soomaaliya oo ka qeyb galaysa shir ka dhacaya Qatar

Shirka 12-aad ee Hal-abuurka dunida ee xagga Waxbarashada (WISE),ayaa lagu wadaa 24-25 Noofambar lagu qabto Xarunta Shirarka Qaranka ee Magaalada Doha oo caasimad u ah Dalka Qatar.

In ka badan 200 oo qof oo ka hadlaya waxbarashada, tacliinta sare, tignoolajiyada, siyaasadda iyo arrimaha bulshada ayaa la filayaa inay ka soo qayb galaan shirkaasi oo diiradda lagu saari doonaa mowduuca ka hadlaya qiimaha Waxbarashadu ay u leedahay aadanaha.

Shirka sanadkan waxaa lagu baari doonaa sida nidaamyada waxbarashada loogu habeyn karo hab ku saleysan aadanaha, iyadoo sirdoonka macmalka ah iyo teknoolojiyadaha kale ay si degdeg ah u sii fidayaan ana u horumarayaan.

Dadka ka hadlaya shirkaan waxaa ka mid ah xubno ka socda WISE oo ah madal caalami ah oo la aasaasay 2009, waxayna u adeegtaa sida lagu horumarin karo qaababka waxbarasho ee hal-abuurka leh.

WARARKII KALE

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 24 08 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

Maxkamadda Sare oo laashay Natiijadii doorashada Galmudug iyo amartayna in dib loogu Celiyo

Maxkamadda Sare ee Federaalka ayaa maanta xukun ka soo...

Puntland oo digniin Culus ka soo saartay Lacagaha Madax-furashada ee Burcad-badeedda

Maamulka Puntland ayaa digniin ka soo saaray bixinta lacagaha...

Dowladda Soomaaliya oo ciidamo hor leh geyaay Baydhaba

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa cutubyo ka tirsan Ciidanka Kumaandooska...

Trump oo Fariin u diray Canada

Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa sheegay in Kanada ay...

R/Wasaaraha UK oo safarkiisii ugu horreeyey ee dibadda ah u baxaya

R.a’iisul Wasaaraha UK Andy Burnham ayaa Isniinta booqanaya Kyiv,...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles