Friday, June 5, 2026

MW Xasan Sheekh “AS kaarka aqoonsiga ha qaataan hala diiwaan galiyo

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, oo maanta ka hadlayay magaalada Muqdisho, ayaa si cad u xaqiijiyay in kooxaha argagixisada ay qaateen Kaarka Aqoonsiga Qaranka, taas oo hay’adaha amniga ay ku wargeliyeen madaxtooyada.

Madaxweynaha ayaa sheegay in inkastoo ay yihiin muwaadiniin argagixiso noqday, haddana aysan jirin sharci xannibaya helitaanka kaarka aqoonsiga, maadaama uusan kaarkaasi kala saareyn qof dembiile ah iyo qof aan dembi lahayn—balse uu u dhigmaayo aqoonsi muwaadin.

Hadalka Madaxweynaha ayaa yimid xilli Puntland iyo Jubbaland ay horey u shaaciyeen in aan lagu kalsoonaan karin sugnaanta kaarka, isla markaana ay si rasmi ah u qaadaceen.

WARARKII KALE

Xog-hayaha Guud ee Qaramada Midoobay oo sheegay inuu ka walaacay xiisaddii Muqdisho

Xog-hayaha Guud ee Qaramada Midoobay ayaa sheegay inuu ka...

Qatar iyo Turkiga oo ka wada hadlay halka ay marayaan wada-hadallada nabadda ee u dhexeeya Iraan iyo Maraykanka

Ra’iisul Wasaaraha ahna Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Qatar, Mohammed...

Ruushka oo soo bandhigay qorsha cusub oo ay ku heshiin karaan dalalka Carabta iyo Iran

Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Ruushka ayaa sheegay in “heshiis...

Ciidamada Iran oo sheegay in ay rasaas digniin ah ku rideen Markab dagaal oo Mareykan ah

Waaxda xiriirka dadweynaha ee ciidamada Iran ayaa ku dhawaaqday...

Israel & Mareykanka oo qorshe halis ah la damacsan Masjidka Al-Aqsa

Mareykanka iyo Israa’iil ayaa lagu warramayaa inay si hoose...

Xamse oo Magacaabay Guddi ka kooban 13 xubnood

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles