Mareykanka oo sheegay in Soomaali lagu xiray Minneapolis

Wasaaradda Amniga Gudaha ee dalka Mareykanka ayaa xaqiijisay in ugu yaraan 12 qof ay xireen ku ciidamada Laanta socdaalka ee ICE, xabsi ku yaalla magaalada Minneapolis laga soo bilaabo kowdii bsihan December.

Dadka la xiray waxaa ka mid ah shan nin oo Soomaali ah, lix u dhashay dalka Meksiko iyo hal qof oo ka soo jeeda dalka El Salvador.

Kala bar ragga la qabtay waxaa lagu helay dambiyo sida ay sheegtay Wasaaradda Amniga gudaha Mareykanka.

Arrintaan ayaa imaanaysa iyadoo howgallo soo galootiga Sooomaalidu ka mid tahay lagu qabqabanayo ay ka socdaan magaalooyinka mataanaha ah ee Minneapolis iyo Saint Paul.

 

WARARKII KALE

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 28 08 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

DFS oo dib u furtay Garoonka Doolow kadib labo sano oo xirnaa

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa dib u furtay Garoonka Diyaaradaha...

Laftagareen oo beeniyay xiriir uu la leeyahay Al-Shabaab

Madaxweynihii hore ee maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Cabdicasiis Xasan...

Xubin ka tirsanaa Al-Shabaab oo isku soo dhiibay ciidanka KGS ee Baydhabo

Maxamed Isaaq Arbo, oo sida lagu sheegay war kasoo...

Iiraan oo si adag uga hadashay qorshaha qaarijinta wiilka Trump

Mohsen Rezaei, oo ah Xoghayaha Golaha Sare ee Amniga...

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 27 08 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles