Taliye caan ah oo ka soo horjeeday Xamaas oo la dilay

Hoggaamiyahii koox hubeysan oo Falastiini ah oo ka soo horjeedda Xamaas kana hawlgasha Qasa ayaa la dilay, sida ay sheegtay warbaahinta dawladda Israa’iil, Khamiisti. Arrintan ayaa loo arkaa dhabar-jab ku yimid dadaallada Israa’iil ee lagu taageerayo qabiillo Falastiini ah si ay uga hortagaan dhaqdhaqaaqa Islaamiga ah.

Yaasir Abu Shabaab oo ahaa hoggaamiyaha qabiil Beedowiin islamarkaana deggenaa Rafah oo ku taalla koonfurta Qasa ayaa hoggaaminayay kooxda ugu caansan dhowr kooxood oo yaryar oo ka soo horjeeda Xamaas, kuwaas oo la arkayay tan iyo intii uu socday dagaalka billowday in ka badan laba sano ka hor.

 

WARARKII KALE

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 17 10 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

Dowladda Shiinaha oo ugu baaqday Israa’iil in ay joojiso arrin ay ka wado gudaha Gaza

Wasiirka Arrimaha Dibadda Shiinaha Wang Yi ayaa ugu baaqay...

Mudanayaasha Aqalka Sare oo ansixiyay Hindise-Sharciyeedka Dhismaha Hay’adda Saadaasha Hawada

Mudanayaasha Golaha Aqalka Sare ee BJFS oo maanta cod...

Trump oo sheegay inay dhagaystaan wadahadalada madaxda Iran

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa sheegay in uu awood...

Lugatoor oo ku baaqay in laga hortago doorashada ay ku dhawaaqday DFS

Madaxda sare ee Puntland ayaa ku baaqday in si...

Lafta gareen oo war ka soo saaray deegaanada ay qabsadeen ciidankiisa taageersan

Madaxweynihii hore ee maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya Cabdicasiis Xasan...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles