Banaanbax sababay dhimasho iyo dhaawac oo xalay ka dhacay Boorama

Banaanbax looga soo horjeedo go’aan ay Xukuumadda Somaliland ku fasaxday qabashada Xaflad lagu soo bandhigayo buug ka hadlaya Xeerka Ciisaha, ayaa xalay ka dhacay Magaalada Boorama ee xarunta gobolka Awdal.

Dhalinyaro, haween iyo odayaal ka gadoodsan go’aankan, ayaa isugu soo baxay waddooyinka Magaalada,halkaas oo ay jidadka taayiro ku gubeen, iyaga oo waddooyinka qaarna xiray.

Dadkan Mudaharaadayey, ayey isku dhaceen Ciidanka Booliska, iyada oo isku dhacu sababay dhimashada 2 qof iyo dhawaaca dad gaaraya 10 qof.

Sidoo kale, Dadka banaanbaxa dhigay ayaa dab qabad siisay  Xarumaha maamulka  qaarkood oo uu ka mid yahay xaruunta Banka dhexe.

WARARKII KALE

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 28 08 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

DFS oo dib u furtay Garoonka Doolow kadib labo sano oo xirnaa

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa dib u furtay Garoonka Diyaaradaha...

Laftagareen oo beeniyay xiriir uu la leeyahay Al-Shabaab

Madaxweynihii hore ee maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Cabdicasiis Xasan...

Xubin ka tirsanaa Al-Shabaab oo isku soo dhiibay ciidanka KGS ee Baydhabo

Maxamed Isaaq Arbo, oo sida lagu sheegay war kasoo...

Iiraan oo si adag uga hadashay qorshaha qaarijinta wiilka Trump

Mohsen Rezaei, oo ah Xoghayaha Golaha Sare ee Amniga...

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 27 08 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles