Mucaaradka oo war ka soo saaray kulankii ay la qaateen MW Xasan Sheekh

Madasha smata-bixinta ayaa wrasaxaadaeeed ka soo saartay kulan ay xalay la qaateen madaxweyne Xasan Sheekh , wallow ay muujiyeen inay ku garab taaganyihiin difaaca midnimada , waxay soo bandhigeen inaysan wax qorshe ah ugu tagin madaxweynaha oo lagu wajahayo go’aanka ay Israa’iil ku aqoonsatay Somaliland iyo marxaladda u dalku wajahayo.

Warsaxaafadeedkan wuxuu madaxweynaha ugu baaqay;

1.In uu la yimaado Qorshe cad iyo istiraatiijiyad qaran oo lagu wajahayo halista kala qaybinta dalka iyo tan argagixisada ee haatan taagan.

2.In si xalkasnimo iyo masuuliyad qaran ku dheehan tahay u qaado tallaabooyin dhab ah oo lagu xallinayo sababaha asaasiga ah ee keenay kala-qaybsanaanta gudaha.

3. lyo in la helo aragti mideysan oo dalka looga badbaadinayo hubanti-la’aanta siyaasadeed ee marxaladda kala-guurka, taasoo saldhig u ah jiritaanka dawlad sharciyad leh oo dalka ka difaacda halista taagan iyo kuwo nagu soo wajan.

 

WARARKII KALE

Trump oo bogaadiyay heshiis taariikhi ah oo Mareykanka uu ku maamulayo 65 bilyan oo fuusto oo saliidda Venezuela ah

Trump oo bogaadiyay heshiis taariikhi ah oo Mareykanka uu...

DFS oo ciidan suga amniga Aadan Madoobe ka dejisay Baydhabo

Dowlada Federaalka Soomaaliya ayaa magaalada Baydhaba ka dejisay ciidamadii...

Turkiga oo xoog ku soo furtay markabka MV LATUF oo ay haysteen Burcadbadeed Soomaali ah

Ciidanka Badda Turkiga oo iskaashi dhow la sameynayay Ciidanka...

Uganda oo ku dhawaaqday inay ciidamadeeda Soomaaliya kala bixi doonto Agoosto 2027

Taliyaha Ciidamada Difaaca Uganda, Jeneraal Muhoozi Kainerugaba, ayaa sheegay...

Duulimaadkii ugu horreeyay oo maanta lagu wado inuu ka dego Garoonka Doolow

Duulimaadkii ugu horreeyay ayaa maanta lagu wadaa inuu ka...

Baydhabo oo dhaq dhaqaaq ciidan ka socda iyo cabsi laga qabo weerar ay soo qaadaan ciidamada Laftagareen

Wararka ka imaanaya magaalada Baydhabo ayaa sheegaya in Ciidanka...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles