Saturday, August 1, 2026

Fanaan hore oo heesaha raabka oo ra’iisul wasaare loo dhaariyay

Fanaan hore oo heesaha raabka oo isku beddelay siyaasi Banlendra Shah ayaa loo dhaariyay ra’iisul wasaraha cusub ee Nepal.

Ninkan 35 jirka ah oo u tababaran Injineer ayaa noqday madaxii ugu horeeyay ee da’ yar ah ee hoggaan ka noqda dowlada.

Xisbigiisa Rastriya Swatantra ayaa soo hoyay guul weyn iyaga oo ku guulaystay laba meel saddex meel codadkii la dhiibtay — Doorasho dhacday horraantii bishan , duqii hore ee Kathmandu ayaa caanimadiisa ay kor u kacday isaga oo ka dhex muuqday qaranka xilli uu jiray baraaruga dilka mudaharaadyadii musuqmaasuqa ee dhalinyarada Gen Z ee 2025, taasi oo dhalisay dhicitaanka dowladii hore ee KP Sharma Oli.

WARARKII KALE

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 31 07 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

Ra’iisul Wasaaraha Spain, Pedro Sánchez,oo eedeeyey kooxaha wax tahriibiya

Ra’iisul Wasaaraha Spain, Pedro Sánchez, ayaa ku eedeeyay kooxaha...

Soomaaliya iyo Dalalka AUSSOM oo Ku Heshiiyay Kordhinta Taageerada Howlgalka

Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo waddamada ciidamada ku leh Hawlgalka...

Fadhiga BFS oo Beri Furmaya iyo caqabado horyaala

Baarlamaanka Soomaaliya ayaa lagu wadaa inuu maalinta berri ah...

Fanaankii Soomaaliyeed Axmed Cali Cigaal oo ku geeriyooday Dalka Mareykanka iyo Taariikhdiisa?

Alle ha u naxariistee, fanaankii caanka ahaa ee Soomaaliyeed...

MW Xasan Sheekh iyo Museveni oo arrimo xasaasi ah ka wadahadlay

Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray magaalada Kampala...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles