Xulka 17-jirrada Soomaaliya oo guul taariikhi ah ka gaaray South Sudan

Xulka 17-jirrada Soomaaliya ayaa guul weyn ka gaaray tartanka isreeb-reebka koobka qaramada Afrika ee da’yarta (U-17 AFCON CECAFA Qualifiers) oo ka socda dalka Uganda, kaddib markii ay gool-ku-laad 4-2 ah kaga adkaadeen xulka South Sudan.

Ciyaarta ayaa ku dhammaatay barbaro 2-2 ah, balse Soomaaliya ayaa bandhig wacan ka sameysay gool-ku-laadyadii, taas oo u sahashay inay kaalinta saddexaad ku guuleystaan tartanka, iyagoo taariikh cusub u sameeyay kubadda cagta dalka.

WARARKII KALE

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles