Sunday, July 26, 2026

Ku-simaha Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo la Magacaabay

Madaxweynihii xilka laga tuuray laftagareen ayaa inta uusan ka dhoofin magaalada Baydhabo magacaabay ku simaha madaxweynaha madaxweynaha Koonfur Galbeed

Wareegto uu ku saxiixan yahay Laftagareen oo lagu baahiyey barta rasmiga ah ee madaxwtooyada K/Galbeed ayaa  Wasiirkii Maaliyadda ee maamulkiisa si ku meel gaar ugu magacaabay madaxweynaha KMG ah ee Maamuulka Koonfur Galbeed isaga oo sii maamuuli doona tan iyo inta doorasho laga qabanayo.

Xukuumadda somaaliya  ayaa ka shaqaynaysa in uu Baydhabo la wareego qof ka socda Villa Somalia waxaana ilaa hadda booskan u sharraxan ugu yaraan shan qof oo ay ku jiraan Mukhtaar Roobow, Xasan Eelay iyo Wasiirka Dekeddaha ee Soomaaliya C/qaadir Maxamed Nuur Jaamac

HOOS KA AKHRISO WAREEGTADA

WARARKII KALE

Puntland oo digniin u dirtay DFS iyo Galmudug

Maamulka Puntland ayaa soo saartay war-saxaafadeed ay kaga hadashay...

Xildhibaanada BF oo dood ka galay xiisadda-siyaasadeed ee Mudug

Dood adag ayaa ka dhalatay kooxda WhatsApp-ka ee ay...

DF oo baaq deg deg ah ka soo saartay dagaal beeleedka ka Socda Gobolka Sanaag

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa war rasmi ah ka soo...

Trump oo Hakiyay Weerar Ballaaran oo lagu qaadi lahaa Iiraan

Warbaahinta rasmiga ah ee Israa’iil, KAN News, ayaa sheegtay...

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 25 07 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

Iiraan oo sheegtay inay iska difaaci doonto hanjabaadaha Maraykanka

Iiraan ayaa sheegtay inay diyaar u tahay inay difaacdo...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles