Thursday, April 2, 2026

Xoghayaha Guud ee NATO oo tagaya Mareykanka

Xoghayaha Guud ee NATO, Mark Rutte, ayaa toddobaadka soo socda booqan doona Washington, DC.

Rutte wuxuu inta uu joogo kula kulmi doonaa Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump Aqalka Cad, sida uu xaqiijiyay sarkaal ka tirsan Aqalka Cad.

Afhayeen u hadlay isbahaysiga militariga reer Galbeedka ayaa wakaaladda wararka Reuters u sheegay in tani ay tahay “booqasho hore loo qorsheeyay muddo dheer.”

Si kastaba ha ahaatee, booqashadani waxay imanaysaa kaddib markii Trump si kulul u dhaleeceeyay xulafada Yurub arrinta dagaalka Iran, isla markaana uu ku hanjabay inuu ka bixi karo isbahaysiga militariga ee Mareykanku ka mid yahay aasaasayaashiisa sanadkii 1949.

WARARKII KALE

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 02 04 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

390 Xildhibaan oo lagu dhaariyey Magaalada Muqdisho

390-ka xildhibaan ee goloyaasha deegaanka Gobolka Banaadir ayaa maanta...

Hoggaamiyaha KMG ah ee Koofur Galbeed iyo wafdi uu horkacayo oo lagu soo dhaweeyay Beydhabo

Wafdi uu hoggaaminayo Hoggaamiyaha Ku-meelgaarka ah ee Dowlad Goboleedka...

Golaha Wasiirada Soomaaliya oo ansixiyay Hidise sharciyeedyo baaqna ka soo saaray Colaada gobolka Awdal

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay...

Wafdi culus oo hor u dhac ah u MW Xasan Sheekh oo gaaray Baydhabo

Magaalada Baydhabo ayaa waxaa ku qul qulaya Wafuud ka...

MW Xasan Sheekh oo ku wajahan Baydhabo

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehliyo hoggaamiyaha...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles