Monday, June 22, 2026

DFS oo ku hanjabtay inay xayiraad ku soo rogi doonto Marinka Bab-el-Mandeb

Safiirka dowladda Soomaaliya u fadhiya dalka Itoobiya ambassador Cabdullaahi Warfaa ayaa si adag uga hadlay faragelin kasta oo lagu sameeyo arrimaha gudaha Soomaaliya, isagoo xusay in tallaabooyin culus laga qaadi doono cid kasta oo ku xadgudubta madaxbannaanida iyo midnimada dhuleed ee dalka.

Safiirka ayaa sheegay in dal kasta oo isku daya inuu farageliyo arrimaha gudaha Soomaaliya ama wax u dhimi karo madax-bannaanida iyo wadajirka dhuleed ee dalka uu wajihi doono cawaaqib adag, oo ay ku jiraan xayiraado suurtagal ah oo lagu soo rogo marin u helidda marin-biyoodka istiraatiijiga ah ee Bab-el-Mandeb.

Wuxuu xusayay in Soomaaliya ay si buuxda uga go’an tahay ilaalinta qaranimadeeda iyo ka hortagga faragelin kasta oo dibadeed, isaga oo ugu baaqay beesha caalamka in ay ixtiraamaan madax-bannaanida dalka.

WARARKII KALE

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 21 06 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

Roobka Muqdisho oo Hakad geliyay Ganacsiga iyo Gaadiidka

Roob saacado badan ka da’ayay magaalada Muqdisho ayaa hakad...

Guddoomiye Sacdiya oo ku Baaqday in si Deg deg ah loo soo afjaro Colaadda Hiiraan

Guddoomiyaha KMG ah ahna Guddoomiye Ku-xigeenka Koowaad ee Golaha...

Ciidamada Dowladda oo gaaray Jalalaqsi iyo waan waan socota

Ciidamo ka tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa gaaray degmada...

 Booliiska Banaadir oo Baadi-goob Ku haya eedeysanayaal lagu eedeeyay Xadgudub

Taliska Booliiska Gobolka Banaadir ayaa shaaciyay inay socdaan howl-gallo...

Sacdiyo Bajaaj Oo Hortageysa Maxkamad, Maxaa Cusub

Sacdiyo Macalin Cali Xasan, oo si weyn loogu yaqaano...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles