Wasaaradda gaashaandhiga XFS ayaa sheegtay in howlgal ka dhacay deegaanka Ugunji ee gobolka Sh/hoose lagu dilay xubno ka tirsan AS.
howlgalkan ayay sheegtay inay ku dishay 6 xubnood oo ka tirsan AS iyadoo sidoo kale lagu burburiyay hub iyo agab ay adeegsanayeen AS.
hoos ka eeg war saxaafadeed kasoo baxay wasaaradda gaashaandhiga XFS



