Wednesday, August 19, 2026

Daawo wareysi aan layeelanay Jamila Mohamed oo ah gabadhii ugu horreysay ee xijaaban oo kasoo muuqata telefishinnada Kenya, waana tifaftiraha Citizen TV.

Daawo wareysi aan layeelanay Jamila Mohamed oo ah gabadhii ugu horreysay ee xijaaban oo kasoo muuqata telefishinnada Kenya, waana tifaftiraha Citizen TV. Waa tusaale dhiirrigelin leh oo muujinaya in haweeney somali ah ay noqon karto hooyo iyo hoggaan saxaafadeed gudaha Geeska Afrika.

Wariye Fatxi Xasan

WARARKII KALE

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles