Dowladda Lubnaan oo Israa’iil ku eedeesay in ay weerartay agagaarka goob isbitaal ah

Wasaaradda Caafimaadka ee Lubnaan ayaa sheegtay axaddii in 13 shaqaale caafimaad ay ku dhaawacmeen weerar ay Israa’iil ka fulisay meel u dhow isbitaal ku yaalla magaalada koonfureed ee Ta’ayr.

“Israa’iil ayaa duqeyn dhinaca cirka ah ka fuliyay agagaarka Isbitaalka Hiram ee Ta’ayr, taasoo ku dhaawacmayn 13 ka mid ah shaqaalaha isbitaalka isla markaana sababtay burbur weyn oo soo gaaray isbitaalka,” ayay Wasaaradda Caafimaadku ku tiri bayaan ay soo saartay.

Lubnaan ayaa ugu baaqday beesha caalamka inay joojiso sii kordhinta iyo ballaarinta weerarrada Israa’iil.

Horaantii, Israa;iill Katz, Wasiirka Difaaca Israa’iil, ayaa ku dhawaaqay in ciidankiisu ay la wareegeen Beaufort Castle, oo ah qalcad taariikhi ah isla markaana leh muhiimad istaraatiiji ah oo ku taalla koonfurta Lubnaan

WARARKII KALE

Shir madaxeedka dalalka BRICS oo doodiisa ay hareeyeen go’aamada masaxweyne Trump

Mareykanku ma aha xubin ka tirsan ururka BRICS, balse...

Ra’iisul wasaaraha Itoobiya iyo madaxweynaha Iran oo ka wadahadlay arrinta Badda Cas

Ra'iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed ayaa wadahadallo la yeeshay...

CiidankaYemen ayaa sheegtay inay khasaare culus gaarsiiyeen ku gaasiiyeen Xuutiyiinta Makha iyo Dhabab

Afhayeen u hadlay ciidamada qalabka sida ee dowladda Yemen...

Duqeymo ka Dhacay Gobolada Sh/Hoose iyo Jubbada dhexe

Sida ay sheegayaan Wararka duqeymo is xig xigay ayaa...

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 11 09 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

Madaxweynaha Iiraan oo war weyn ka sheegay shirka BRICS

Madaxweynaha Iiraan Mas’uud PezeshkianXigashada Sawirka,ReutersQoraalka sawirka,Madaxweynaha Iiraan Mas’uud PezeshkianKhudbaddii...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles