Xisbullah oo sheegtay in weeraro aargoosi ah ay ku qaaday ciidamada Israel ee jooga Lubnaan

Xisbullah ayaa sheegtay in ay gantaallo ku duqeysay kolonyo gawaari militeri iyo ciidamo Israel ah koonfurta Lubnaan saacadihii hore ee saakay.

Waxay ku sheegeen weerarkoodu in bartilmaameedku ahaa meelaha ay ciidamada isugu yimaadeen ee dibadda deegaanka Beit Yahoun. Xisbullah ayaa ku sheegtay tallaabadan in ay jawaab u tahay xadgudubka xabadjoojinta Israel iyo weerarada ay ku hayso tuulooyinka ku yaal koonfurta Lubnaan.

Israel weli kama hadal, lamana oga inta ay la gaarsiisan tahay waxyeelada iyo dhaawacyada ka dhashay dagaalka.

Militeriga Israel ayaa ku qaaday koonfurta Lubnaan weeraro dhulka ah, waxayna ku sheegeen weeraradaas isku day lagu joojinayo weerarada Xisbullaah ee waqooyiga Israel.

WARARKII KALE

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 09 09 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

Ra’iisul Wasaaraha Israa’iil oo sheegay war weyn oo ku saabsan Iiran

Ra’iisul Wasaaraha Israa’iil Benjamin Netanyahu, isagoo booqanayay gobolka Jabal...

Qiimada saliidda oo gaaray heerkii ugu sarreeyey tan iyo bsihii Luuliyo

Qiimaha saliidda ayaa Arbacadii kor u dhaafay 100 doolar...

Biyo-xireenka iyo Buundada Sabuun oo dib-u-dhis lagu sameynayo

Dowladda Hirshabeelle oo uu hoggaaminayo Madaxweyne Cali Cabdullaahi Xuseen...

Wasiirka Amniga Gudaha oo ka qeybgalay Madasha Caalamiga ah ee Amniga ee Lianyungang

Wasiirka Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdullaahi...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles