Friday, May 22, 2026

Degmooyin kaalmaha hore ka galay tartanka ololaha Xus oo la abaalmariyay

Munaasabadd lagu abaalmarinayay degmooyinka kaalmaha hore ka galay tartanka ololaha Xus oo Xaaqo ayaa caawa lagu qabtay magaalada Muqdisho.

Xafdladaan ayaa waxaa ka qeybgalay Wasiirka Wasaarada Arrimaha Gudaha, Mudane  Cali Yuusuf Cali (Xoosh), Wasiirka Dhallinyarada, Wasiir ku-xigeenka wasaaradda Warfaafinta, Xildhibaanno, Guddoomiyaha Gobolka Banaadir, Abwaanno iyo marti sharaf kale.

Munasabadan waxaa shahaadooyin iyo abaalmarino lacageed lagu guddoon siiyay degmooyinka kaalmaha hore ka galay ololahaan.

Degmada Carmo ee Gobolka Bari ayaa kaalinta 1-aad ka gashay tartankan, waxaana kaalimaha 2-aad iyo 3-aad kala galay degmooyinka Kaxda iyo Baydhabo. Hal abuurkan oo lagu horumarinayo bilicda degmooyinka dalka, ayaa ah aragti ku dhalatay dhallinyaro Soomaaliyed.

WARARKII KALE

Maamulka koonfur galbeed oo war ka soo saaray dagaal xalay ka dhacay magaalada Baydhabo

Maamulka koonfur galbeed ayaa sheegay in fariisimaha ciidamda ay...

Xisbiga JSP oo Liibaan Shuluq u xushay iney ka dhigaan madaxweynaha Galmudug

Madaxtooyada Soomaaliya ayaa go’aansatay in ay hoggaaka Galmudug u...

Wasiirka Howlaha Guud ee Soomaaliya oo la kulmay Wasiirka Gaadiidka iyo Dhismaha Turkiga

Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud, Dib-u-dhiska iyo Guriyeynta Dowladda Federaalka...

Safiirka Soomaaliya Oo Warqadaha Aqoonsiga Danjirenimo U Gudbiyay Madaxweynaha Dowladda Mauritaaniya

Safiirka Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Yusuf Ahmed Hassan (Yusuf...

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 21 05 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles