Iran oo fariin hanjabaad ah u dirtay Israa’iil

Iran ayaa uga digtay Israa’iil inay joojiso weerarrada ay ku heyso koonfurta Lubnaan, haddii kale ay la kulmi doonto wax ay ku tilmaantay jawaab adag.

Xarunta dhexe ee militariga Iran ayaa sheegtay, in Israa’iil ay jabisay xabbad-joojinta afar iyo siddeetan jeer labadii maalmood ee la soo dhaafay.

Warbaahinta dowladda Lubnaan ayaa goor sii horreysay sheegtay, in ugu yaraan afar qof ay ku dhinteen duqeymo ay geysatay Israa’iil.

Militariga Israa’iil ayaa dhankooda sheegay, inay duqeeyeen gaari ay ku tilmaameen mid laga shakiyay.

Isagoo ka hadlayay shir-madaxeedka G7, Donald Trump ayaa sheegay inuusan ku faraxsanayn Israa’iil, isla markaana la dilay dad aad u badan.

Dagaalkani waxa uu ahaa khaladkii ugu xumaa ee uu sameeyo madaxweynaha Maraykanka Donald Trump, ugu yaraan ilaa hadda siyaasadda arrimaha dibadda.

Dagaalkani waxa uu aad ugu adkaynayaa Maraykanka in uu cadawgiisa is ka celiyo.

Dagaalku waxa uu dhaawacay xulafada Maraykanku la leeyahay dawladaha Carbeed ee saliidda soo saara ee gacanka Persian Khaliijka, kuwaas oo qaab-dhismeedkooda dhaqaale uu ku dhisan yahay xasillooni iyada oo ay qalalaasaha ka taagan yihiin bariga dhexe, khasaaraha ka dhashayna waxa uu qaadan doonaa sannado badan si loo hagaajiyo.

WARARKII KALE

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 28 10 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

Hogaamiyaha hirshabelle oo gudomiyay shir looga hadayay amniga

Hoggaamiyaha Dowladda Hirshabeelle, Mudane Ali Gudlawe Hussein ayaa guddoomiyay...

Dowladda Cummaan oo ka digtay dagaal cusub oo lagu qaado Iiraan

Wasiirka Arrimaha Dibadda Cumaan ayaa ka digay in dagaal...

Turkiga oo Soomaaliya u soo diraya laba markab dagaal oo sida sahay iyo agab milatari

Wasaaradda Gaashaandhigga Turkiga ayaa shaacisay in laba markab oo...

Shuute iyo saraakiil ciidan oo tagay furimaha hore deegaanka Jameeco

Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Sahal...

NISA iyo Booliiska oo Muqdisho ku qabtay nin lagu eedeeyay inuu qorsheynayay fal amni-darro

Ciidamada Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) iyo Booliiska...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles