Monday, June 29, 2026

Wadahadallada farsamo ee Iran iyo Maraykanku oo ka dhici doona Doha maalmaha soo socda

Ilo xog ogaal ah oo ka tirsan wadahadallada Iiraan iyo Mareykanka ayaa u sheegay Reuters in kooxaha farsamada ay hadda ka shaqeynayaan hab lagu hirgelinayo heshiiska is-afgaradka, waxaana la qorsheeyay inay ku kulmaan Doha maalmaha soo socda.

Sida laga soo xigtay ilo xog ogaal ah, dhexdhexaadiyayaashu waxay sameeyeen waddooyin isgaarsiineed si loo yareeyo xiisadaha loogana hortago dhacdooyinka suurtagalka ah, wadahadallada farsamada ayaa sidoo kale la filayaa inay sii socdaan.

Hadda, Kazem Gharibabadi, oo ah madaxa kooxda gorgortanka farsamada ee Iiraan oo ku sugan Cumaan, ayaa ku dhawaaqay in la qabanayo shirkii ugu horreeyay ee wadajirka ah ee Guddiga Marinka Hormuz ee labada dal ku  yeelanayaan Muscat.

WARARKII KALE

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 29 06 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

Madaxweyne Xasan sheekh oo kulan Miro-dhal ah la Qaatay Ra”iisul wasaaraha Itoobiya

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

RW Xamse“Muqdisho Hub Laguma Dhex Sito”

Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre, ayaa sheegay in...

Kenya oo Faahfaahin Ka Bixisay Sababta Loo Masaafuriyay RW Ku-xigeenka Soomaaliya Jibriil Cabdirashiid

Hay’adaha ammaanka Kenya ayaa faahfaahin ka bixiyay sababaha loo...

Taliyaha Qeybta 54-aad ee Ciidanka Xoogga oo la filayo inuu gaaro Garoowe

Warar soo baxaya ayaa sheegaya in Taliyaha cusub ee...

Ciidamada Qalabka Sida oo Dhoollatusyo u Diyaarinaya Xuska 1-da Luulyo

Magaalada Muqdisho iyo gobollo ka tirsan dalka ayaa waxaa...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles