Tuesday, July 21, 2026

BILAN MEDIA AYAA U DABAALDEGAYSA 4 SANO.

Bilan Media ayaa u dabaaldegaysa 4 sano. Afar sano oo shaqo joogto ah, halgan, iyo dadaal warbaahineed oo ay haweenku hormuud ka ahaayeen, taas oo keentay in codadka haweenka Soomaaliyeed ay ka baxaan aamusnaanta una gudbaan saameyn iyo in si dhab ah loo maqlo. Bilan Media is celebrating its 4th anniversary. It has been four years of continuous work, dedication, and women-led media efforts, which have helped amplify the voices of Somali women—moving them from silence to influence and ensuring they are genuinely heard. Bilan Media was founded on April 11, 2022, and today marks its fourth anniversary, officially commemorating this milestone and the progress it has achieved.

WARARKII KALE

Haweenka ganacsatada ah ee Baydhabo ayaa maanta door weyn ka qaadanaya dhaqaalaha deegaanka

Haweenka ganacsatada ah ee Baydhabo ayaa maanta door weyn...

Ardayda Aragga Naafada ka ah ee Muqdisho oo wajahaya Qalab La’aan

Ardayda Aragga Naafada ka ah ee Muqdisho oo wajahaya...

Dhallinyar iskood isku soo xil qaantay ayaa maanta carruurta dan yarta ah iyo kuwa ka soo barako kacay deegaanadoodi

Dhallinyar iskood isku soo xil qaantay ayaa maanta carruurta...

Dhibaatooyinka caafimaad ee hooyoyinka uurka leh

Dhibaatooyinka caafimaad ee hooyoyinka uurka leh iyo caruurtooda wajahaan...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles