Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur iyo Guddi Xildhibaanno ah oo wakiil ka ah Xildhibaannada Mucaaradka, ayaa kulan ku yeeshay Muqdisho.
Kulanka ayaa waxaa looga wada hadlay sidii Golaha Shacabka u noqon lahaa hal Gole oo ka shaqeeya xal u helidda khilaafaadka iyo ka shaqeynta danta dalka inta laga soo dooranaya Baarlamaanka 12-aad ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.
Guddoomoye Jaamac ayaa hore u balan qaaday inuu midayn doono xildhibaannada golaha shacabka


