Thursday, July 2, 2026

Gaari ay saarnaayeen dad rayid ah oo miino kula qaraxday deleedka Mahaday

Wararka ka imanaya degmada Mahaday ayaa sheegaya in hal ruux uu ku geeriyooday 9kalana ay ku dhaawacmeen kadib markii gaari ay saarnaayeen ay miino kula qaraxday meel u dhexeysa degmada Mahaday iyo garoonka diyaaradaha magaalada Jowhar.

Gaarigan oo noociisu ahaa Noah  ayaa ka yimid magaalada Mahadaay ee Gobolka Shabellaha Dhexe iyadoo ay saarnaayeen qaar ka mid ah shaqaale muruqmaal ah oo ka xoogsada saldhig ay ciidamada nabad ilaalinta UNSSOM ku leeyihiin garoonka diyaaradaha Maxamed Dheere.

Saddex ka mid ah dadka ku dhaawacmay qaraxa miinadan ayaa waxaa soo gaaray dhaawac culus halka dadka kale dhaawacoodu uu fudud yahay.

 

WARARKII KALE

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 01 07 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

Mareykanka oo DFS ka caawinaya dagaalka ay kula jirto AS

Dowaladda Mareykanka aya fariin ku aadan munaasabada1ada luulyo la...

Nigeria oo magdhow ka dalbanaysa Koonfur Afrika

Dowladda Nigeria ayaa sheegtay inay qorshaynayso inay ka dalbato...

Saddex qof oo ugu dhintay Magaalada Mexico dabaal degga Koobka Adduunka

Haweeneey 19 jir ah ayaa kamid ah saddex qof...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qaybgalay xuska 1-da Luuliyo

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka...

Ciidanka Qaranka oo soo bandhigay awood ciidan oo kobcaysa

Ciidamada qalabka sida ayaa maanta soo bandhigay awooddooda ciidan...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles