Dadka Iswiidhishka ah ayaa u codeynaya doorasho guud maanta oo Axad ah

Dadka Iswiidhishka ah ayaa u codeynaya doorasho guud oo dhow oo laga yaabo inay ku soo biirto dowladda midigta fog iyadoo Mucaaradka bidixda dhexe ayaa haysta hoggaan yar oo ka sarreeya garabka midig.

Dadka Iswiidhishka ah ayaa Axadda u dareeraya doorasho guud oo xisbi midigta fog ah ku soo dari doonta dowladda markii ugu horreysay ama dalka dib ugu celin doonta nidaamka liberal-ka ee uu muddo dheer caan ku ahaa hogaanka dowladnimada Dalka.

Mucaaradka bidixda dhexe ayaa haysta hoggaan yar oo ka sarreeya garabka midig ee talada haya, laakiin isbahaysiga afar xisbi ee Ra’iisul Wasaare Ulf Kristersson – oo ay ku jiraan xisbiga midigta fog ee Sweden Democrats  ayaa la jaanqaadayay toddobaadyadii ugu dambeeyay ee ololaha.

Shalayoo Khamis aheeyd waxaa codkiisa ka dhiibtay xafada caanka Rinkby hogamiya xisbiga cunsuriga ah ee Sweden Democrats kaas oo rabay in khalalasi ka dhaaco goobta doorasha ee aay ugu badan yahiin Somalida iyo soo galootiga kaale.

Lakin ciidna dhag jalaq uma siin codkiisa ayuuw ka dhiibtay waloow la arki doone caawa ciida badiso doorashan oo aan waxba leysku reeban oo aay ka dhimantahay un 6 saacadood.

WARARKII KALE

Liiska ururada ka qeybgalaya doorashada Galmudug oo la soo saaray

Guddiga doorashooyinka Soomaaliya ayaa soo saaray liiska ururada siyaasadeed...

JSP oo ku dhawaaqay in Madaxweyne Cali Cabdullaahi Xuseen uu yahay Musharraxa Hoggaamiyaha Hirshabeelle

Kulanka Guddiga Fulinta ee Ururka Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP)...

Taliyaha Milatariga oo la kulamy taliyaha ciidanka gaar ah ee Africom

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Ibraahim Maxamed...

Golaha Shacabka oo Joojiyay Lacagtii $100-ka ahayd ee Xildhibaannada laga Jari Jiray

Guddoonka Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa go’aan ku...

Sacudi Carabiya ayaa joojisay dhuumaha shidaalka ee Badda Cas

Weerar diyaaradaha aan duuliyaha lahayn (drone) lagu qaaday dhuumaha...

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 12 09 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles