Heshiiskii xabbad-joojinta Israel iyo Hamas oo dhaqan galay

Heshiis xabbad-joojin ah oo ay ku heshiiyeen Israa’iil iyo Xamaas ayaa dhaqan galay kaddib markii uu kuy yimid dib u dhac saddex saacadood ah oo ay sababeen waxa lagu sheegay arrimo farsamo.

Israa’iil ayaa xaqiijisay in ay heshay magacyada saddexda maxbuus ee la sii dayn doono maalinta ugu horreysa ee dhaqangelinta heshiiska.

Heshiisku waxa uu dhigayaa in dagaalka la joojiyo iyo in la sii daayo saddex maxaabiis oo Israel ah iyo illaa 95 maxaabiis falastiiniyiin ah maalinta ugu horreysay heshiiska.

Dhaqangalka heshiiska ayaa yimid xilli Xamas ay fuliyeen dalab ka yinid Natanyahu oo la xiriiray in la soo bandhigo liiska magacyada ee maxaabiista la sii deynayo.

Inkasta oo uu dhaqangalay heshiiska xabbad-joojinta haddana saacadihii hore ee maanta ciidamada Israel ayaa weeraray  Gaza,iyagoo halkaasi ku dilay 19 Falastiiniyiin ah.

WARARKII KALE

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 10 10 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

Ruushka oo duqeyn ba’an ka geystay geystay Zaporizhzhia

Ruushka ayaa magaalada Zaporizhzhia ee dalka Ukraine ku weeraray...

Masar oo diyaarinaysa ciidamadii ugu dambeeyay ay u soo dirayso Soomaaliya

Warbaahinta The New Arab ayaa sheegtay in dowladda Masar...

Ciidanka Xoogga Dalka oo dib ula wareegay deegaanka Hees ee gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan Qaybta 27-aad, ayaa...

KGS oo qorsheynaysa in ciidanka Lafta-gareen xoog looga saaro Qansaxdheere

Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa la sheegayaa inuu qorsheynayo...

Taliyihii Saldhigga booliska Xagardheere ee Kenya iyo darawalkiisii oo qarax lagu dilay

Laba askari oo ka tirsan booliska Kenya, oo uu...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles