Lugatoor oo ku baaqay in laga hortago doorashada ay ku dhawaaqday DFS

Madaxda sare ee Puntland ayaa ku baaqday in si wadajir ah looga hortago qorshe ay ku tilmaantay doorasho aan heshiis lagu ahayn oo ay qaaddeen Madaxda Dowladda federalka ah ee Somalia, kadib markii 15 bishaan lagu dhawaaqay jadwalka doorashada dalka.

Madaxweyne ku-xigeenka Puntland, ahna ku-simaha Madaxweynaha, Ilyaas Cismaan Lugatoor, ayaa bulshada Soomaaliyeed gaar ahaan shacabka reer Muqdisho ku dhiirrigeliyay inay ka horyimaadaan dowladda Federaalka, waxa uu sheegay inuu aaminsan yahay in la-dagaallanka dowladda hadda jirta uu leeyahay ajar iyo xasanaad,

sida uu hadalka u dhigay. Lugatoor ayaa xusay in haddii Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud uu ku guuldarreysto qabashada doorasho heshiis lagu yahay, Puntland ay arrintaas ka yeelan doonto go’aan u gaar ah, ayna dhawaan go’aamo adag ku dhawaaqi doonto, sida uu hadalka u dhigay.

WARARKII KALE

Mudanayaasha Aqalka Sare oo ansixiyay Hindise-Sharciyeedka Dhismaha Hay’adda Saadaasha Hawada

Mudanayaasha Golaha Aqalka Sare ee BJFS oo maanta cod...

Trump oo sheegay inay dhagaystaan wadahadalada madaxda Iran

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa sheegay in uu awood...

Lafta gareen oo war ka soo saaray deegaanada ay qabsadeen ciidankiisa taageersan

Madaxweynihii hore ee maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya Cabdicasiis Xasan...

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 16 10 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

Madaxweynaha Ukraine oo difaacay weerarada ay ku hayaan warshadaha Ruushka  

Madaxweynaha Ukraine, Volodymyr Zelensky, ayaa sheegay inuu “kaliya difaacayo...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey oo ka wado hawlaha qodista shidaalka dalka

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles