Mudanayaasha Aqalka Sare oo ansixiyay Hindise-Sharciyeedka Dhismaha Hay’adda Saadaasha Hawada

Mudanayaasha Golaha Aqalka Sare ee BJFS oo maanta cod Aqlabiyad leh ku ansixiyay Hindise-Sharciyeedka Dhismaha Hay’adda Saadaasha Hawada ee XFS oo ay Aqalka usoo gudbisay Wasaaradda Deegaanka iyo Isbeddelka Cimilada XFS.

27 Senator ayaa u codeeyay meel-marinta Hindise-Sharciyeedka Dhismaha Hay’adda Saadaasha Hawada, ma jirin Senator diiday iyo mid ka aamusay intaba.

Wasiirka Deegaanka iyo Isbeddelka Cimilada XFS Bashiir Maxamed Jaamac ayaa Senatorrada Golaha Aqalka Sare ee dalka u faah-faahiyay kaalinta uu ka qaadanayo ilaalinta deegaanka Hindise-Sharciyeedka Dhismaha Hay’adda Qaran ee Maaraynta Deegaanka, oo maanta Akhrinta koowaad la marsiiyay.

WARARKII KALE

Trump oo sheegay inay dhagaystaan wadahadalada madaxda Iran

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa sheegay in uu awood...

Lugatoor oo ku baaqay in laga hortago doorashada ay ku dhawaaqday DFS

Madaxda sare ee Puntland ayaa ku baaqday in si...

Lafta gareen oo war ka soo saaray deegaanada ay qabsadeen ciidankiisa taageersan

Madaxweynihii hore ee maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya Cabdicasiis Xasan...

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 16 10 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

Madaxweynaha Ukraine oo difaacay weerarada ay ku hayaan warshadaha Ruushka  

Madaxweynaha Ukraine, Volodymyr Zelensky, ayaa sheegay inuu “kaliya difaacayo...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey oo ka wado hawlaha qodista shidaalka dalka

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles