Monday, September 1, 2025

Raโ€™iisul Wasaare Xamsa oo daah-furay Nidaamka Lacag-bixinta deg-degga ah ee SIPS

Raโ€™iisul Wasaaraha XFS, Xamsa Cabdi Barre, ayaa si rasmi ah u daah-furay Nidaamka Lacag-bixinta Deg-degga ah ee SIPS (Somali Instant Payment System).

Nidaamka ๐’๐ˆ๐๐’ (๐’๐จ๐ฆ๐š๐ฅ๐ข๐š ๐ˆ๐ง๐ฌ๐ญ๐š๐ง๐ญ ๐๐š๐ฒ๐ฆ๐ž๐ง๐ญ ๐’๐ฒ๐ฌ๐ญ๐ž๐ฆ), ayaa ah nidaam lacag-bixin deg-deg ah, ammaan ah, iskuna xiraya adeegga lacagaha taleefoonada gacanta ee bangiyada kala duwani bixiyaan (mobile Wallets).

๐’๐ˆ๐๐’ wuxuu fududeynayaa inaad si degdeg ah lacag u ๐๐ข๐ซ๐ญ๐จ ama wax ku ๐ข๐ข๐›๐ฌ๐š๐ญ๐จ adigoo isticmaalaya taleefonkaaga gacanta.

Nidaamkan casriga ah wuxuu kor u qaadaya ka-qaybgalka bulshada ee nidaamka maaliyadeed ee dalka, wuxuuna dhiirrigelinayaa isticmaalka teknoolojiyada lacag-bixinta oo casri ah.

WARARKII KALE

Dhageeyso Warka Habeenimo ee Radiojowhar 31/08/2025

Dhageeyso Warka Habeenimo ee Radiojowhar Warka Waxa Akhrinaya Wariye...

Guddoomiye Muungaab oo 48-saac u qabtay inay ku dhammayso shirkada dhisaysa wadada Soobe ee Magaalada Muqdisho.

Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho, Dr. Xasan...

Maxkamadda Ciidamada oo Xukun Dil ah ku Riday Ex Dable NISA Maxamed Buulle Muumin

Maxkamadda Darajada Koowaad ee Ciidamada Qalabka Sida ayaa maanta...

Madasha Samatabixinta: โ€œDoorashada uu Xasan Sheekh ka wado Banaadir waa sharci darro halis lehโ€

Warsaxaafadeed ka soo baxay madasha Samatabixinta Soomaaliyeed ayaa waxaa...

DFS oo ku dhawaaqday in la dhameystiray dhismaha DG Waqooyi Bari

Warsaxaafadeed ka soo baxay wasaarada arrimaha gudaha ee Xukuumadda...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles