Monday, September 1, 2025

Wasiir Cali Xoosh oo maalintii labaad kulamo la qaadanaya masโ€™uuliyiinta iyo bulshada Hirshabeelle

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka Iyo Dib-u-heshiisiinta XFS Xildhibaan Cali Yuusuf Cali-Xoosh oo uu wehliyo Wasiirka Arrimaha Gudaha ee dowlad goboleedka Hirshabelle Mudane Cabdi Maxmed Guure ayaa kulan la qaatay Maamulka Gobolka Shabeellaha dhexe iyo golaha deegaanka Jowhar.

Labada dhinac ayaa waxay ka wada hadleen xasilinta, dib u heshiisiinta, dowladaha hoose iyo qaar kale.

Wasiir Cali Xoosh ayaa warbixin ka dhagaystay Maamulka Gobolka iyo Golaha Deegaanka degmada Jowhar.

โ€œDhismaha maamullada deegaanka badan waa qeyb ka mid ah dowlad-dhiska iyo astaan muujineysa biseylka iyo in shacabka u diyaarsan yihiin doorashooyin toos ah ee dadkii matali lahaa, talaabadaas oo dedejineysa isla xisaabtanka iyo hufnaantaโ€. ayuu yiri Wasiir Xoosh.

Kulanka ayaa waxaa qayb ka ahaa Guddoomiyaha Guddiga Xeer Hoosaadka, Anshaxa iyo Xasaanadda Xildhibaannada Golaha Shacabka Xildhibaan Maxamed Ibraahim Cali(Cajiib).

WARARKII KALE

Dhageeyso Warka Habeenimo ee Radiojowhar 31/08/2025

Dhageeyso Warka Habeenimo ee Radiojowhar Warka Waxa Akhrinaya Wariye...

Guddoomiye Muungaab oo 48-saac u qabtay inay ku dhammayso shirkada dhisaysa wadada Soobe ee Magaalada Muqdisho.

Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho, Dr. Xasan...

Maxkamadda Ciidamada oo Xukun Dil ah ku Riday Ex Dable NISA Maxamed Buulle Muumin

Maxkamadda Darajada Koowaad ee Ciidamada Qalabka Sida ayaa maanta...

Madasha Samatabixinta: โ€œDoorashada uu Xasan Sheekh ka wado Banaadir waa sharci darro halis lehโ€

Warsaxaafadeed ka soo baxay madasha Samatabixinta Soomaaliyeed ayaa waxaa...

DFS oo ku dhawaaqday in la dhameystiray dhismaha DG Waqooyi Bari

Warsaxaafadeed ka soo baxay wasaarada arrimaha gudaha ee Xukuumadda...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles