Monday, September 1, 2025

Wafdi uu hoggaaminayo guddoomiyaha SODMA oo gaaray dalka Kuwait

Wafdi uu hoggaaminayo guddoomiyaha Hayโ€™adda Maaraynta Musiibooyinka ee SoDMA, Maxamuud Macallin Cabdulle ayaa gaaray dalka Kuwait, waxaana wafdigaan soo dhaweeyay Sarreeye Guuto Maxamed AlQahtani oo ah Madaxweyne ku xigeenka Dab-demiska iyo Hayโ€™adda Maareynta Musiibooyinka Kuwait.

Ujeedka wafdiga Guddoomiyaha, ayaa daarran xoojinta iskaashiga labada dhinac ee ku aaddan maaraynta musiibooyinka iyo gargaarka baniiโ€™aadannimo, waxaana si gaar ah shirkaan looga hadlay xaaladaha baniiโ€™aadannimo ee dalka, jawaabta deg-dega ah ee loo baahan yahay si loo yareeyo khataraha ka dhasha musiibooyinka, iyo in wadajir looga howl-galo wax ka qabashada xaaladda baniโ€™aadannimo ee ka jirta Soomaaliya madaama istaageen gargaarkii qaar kamid ah hayโ€™adaha ay siin jireen shacabka Soomaaliyeed.

WARARKII KALE

Dhageeyso Warka Habeenimo ee Radiojowhar 31/08/2025

Dhageeyso Warka Habeenimo ee Radiojowhar Warka Waxa Akhrinaya Wariye...

Guddoomiye Muungaab oo 48-saac u qabtay inay ku dhammayso shirkada dhisaysa wadada Soobe ee Magaalada Muqdisho.

Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho, Dr. Xasan...

Maxkamadda Ciidamada oo Xukun Dil ah ku Riday Ex Dable NISA Maxamed Buulle Muumin

Maxkamadda Darajada Koowaad ee Ciidamada Qalabka Sida ayaa maanta...

Madasha Samatabixinta: โ€œDoorashada uu Xasan Sheekh ka wado Banaadir waa sharci darro halis lehโ€

Warsaxaafadeed ka soo baxay madasha Samatabixinta Soomaaliyeed ayaa waxaa...

DFS oo ku dhawaaqday in la dhameystiray dhismaha DG Waqooyi Bari

Warsaxaafadeed ka soo baxay wasaarada arrimaha gudaha ee Xukuumadda...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles