Monday, September 1, 2025

Agaasimaha hayโ€™adda socdaalka oo qaabilay danjiraha Finland

Agaasimaha guud ee uayโ€™adda Socdaalka iyo Jinsiyadda mudane Mustaf Sheekh Cali Dhuxulow ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Dowladda Finland u fadhiya Soomaaliya danjire Pirkka Tapiola iyo ku xigeenkiisa marwo Elli Mikkola.

Mudane Mustaf Sheekh Cali Dhuxulow Agaasimaha Guud ee Hayโ€™adda Socdaalka iyo Jinsiyadda ayaa uga mahadceliyay Dowladda Finland taageerada ay ku bixiso horumarinta kaabayaasha HSJ, isagoo si gaar ah u xusay muhiimadda ay leedahay xoojinta wada shaqeynta labada dhinac.

Danjiraha Finland Pirkka Tapiola ayaa balan qaaday in Finland ay sii wadi doonto taageerada ay siiso Hayโ€™adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya. Isaga oo intaas ku daray in Soomaaliya dhawaan ay imaanayaan wafdi ka socda Waaxda Socdaalka ee Finland si ay u sii xoojiyaan wada shaqeynta labada hayโ€™adood.

WARARKII KALE

Dhageeyso Warka Habeenimo ee Radiojowhar 31/08/2025

Dhageeyso Warka Habeenimo ee Radiojowhar Warka Waxa Akhrinaya Wariye...

Guddoomiye Muungaab oo 48-saac u qabtay inay ku dhammayso shirkada dhisaysa wadada Soobe ee Magaalada Muqdisho.

Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho, Dr. Xasan...

Maxkamadda Ciidamada oo Xukun Dil ah ku Riday Ex Dable NISA Maxamed Buulle Muumin

Maxkamadda Darajada Koowaad ee Ciidamada Qalabka Sida ayaa maanta...

Madasha Samatabixinta: โ€œDoorashada uu Xasan Sheekh ka wado Banaadir waa sharci darro halis lehโ€

Warsaxaafadeed ka soo baxay madasha Samatabixinta Soomaaliyeed ayaa waxaa...

DFS oo ku dhawaaqday in la dhameystiray dhismaha DG Waqooyi Bari

Warsaxaafadeed ka soo baxay wasaarada arrimaha gudaha ee Xukuumadda...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles