Al-shabaab oo saaka weerar ku qaaday degmada Balcad ee gobolka Shabeelada Dhexe.

Dagaal Xooggan ayaa waxaa uu saaka ka socdaa degmada Balcad ee gobolka Shabeellaha Dhexe, kaas oo bilowday kadib markii dagaalamayaal ka tirsan Al-Shabaab ay weerarreen saldhigyo ay halkaasi ku leeyihiin ciidamada dowladda federaalka Soomaaliya.

Dadka deegaanka ayaa sheegaya in ay maqlayaan dhawaqa rasaasta iyo madaafiicda ay dhinacyada isku waydaarsanayaan, waxana dagaalka uu ka socdaa Buundada degmada.

Wararka ayaa sheegaya inuu jiro khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac oo soo gaaray dhinacyada dagaalamaya iyo dad shacab ah.

Weerarrada Al-Shabaab ayaa ku soo laalaabbtay deegaanka degmada  tan iyo markii iyaga laga saaray dhawr sano kahor.

WARARKII KALE

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 21 09 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

Markab shidaal oo marayay Hormuz ayaa la weeraray

Ururka arrimaha badaha ee UK ee loo ayqaan UKMTO...

Fiqi oo la kulmay wafdi ka socda saraakiil Turkiga ah

Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi, ayaa...

Puntland oo qabatay gaadiid iyo ciidan ka tirsan DF oo galay waqooyiga Gaalkacyo

Maamulka Puntland ayaa saaka kantaroolka waqooyi ee magaalada Gaalkacyo...

KGS oo mamnuucay soo gelinta iyo ka ganacsiga qaadka sharci-darrada ah ee Baydhabo

Maamulka Koofur Galbeed ayaa soo saaray go’aan lagu mamnuucayo...

Maamulka Puntland oo bilaabay laba howlgal oo ka socda buuraha Calmadow iyo xeebaha

Maamulka Puntland ayaa bilaabay laba howlgal oo dhinacyada dhulka...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles