Hogaamiyaha hirshabelle  oo ka qeyb galay munasabda caleema saarka hogaamiyaha galmudug

Hoggaamiyaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa maanta magaalada Dhuusamareeb kaga qeybgalay caleema-saarka Hoggaamiyaha Galmudug mudane Liibaan Axmed Xasan Hoggaamiye ku-xigeenka mudane Cabdi weli Ibraahim Garyare .

Munaasabadan waxaa goobjooga ahaa Madaxweynaha JFS Dr. Xasan Sheekh Maxamuud, Ra’iisulwasaaraha XJFS iyo Guddoonka labada aqal ee Baarlamaanka JFS.

Hoggaamiyaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe ayaa yiri

“Hirshabelle iyo Galmudug waa Dad walaalo ah

Ugu dambeyn, Hoggaamiyaha Dowladda Hirshabelle mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa ugu hambalyeeyay dhammaan dadka reer Galmudug guushii ey ka gaareen doorashadii qof iyo codka eheed ee ka dhacday deegaanada Galmudug.

WARARKII KALE

Madaxweyne xasan sheekh oo ka qeyb galay munasabda caleema saarka hogaamiyaha galmudug

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa...

Guddoomiyihii maxkamdda sare ee dalka oo qaadacay xil ka qaadistii lagu sameeyay

Guddoomiyihii hore ee Maxkamadda Sare ee Soomaaliya, Baashe Yuusuf...

MW Xasan Sheekh oo gaaray Dhuusamareeb, halkaas oo ay ku sugan yihiin mucaaradkiisa

Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo...

Taliyaha Ciidanka Xoogga oo Baraawe kula hadlay ciidamada la wareegay amniga magaalada

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Gaas Ibraahim Maxamed...

AUSSOM iyo Jubbaland oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga amniga ee Kismaayo

Taliyaha Ku-xigeenka Qaybta Labaad ee Hawlgalka Midowga Afrika ee...

Xasan Sheekh oo xilka ka qaaday Guddoomiyihii Maxkamadda Sare ee hayay dacwada Dastuurka cusub

Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa xilka ka qaaday...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles