Zelensky iyo Donald Trump oo kulan muhiim ah ku leh Washington DC

madaxweynaha Ukraine Volodymyr Zelensky ayaa isku diyaarinaya inuu magaalada Washington DC  kula kulmo Donald Trump, kadib markii xalay goor dambe uu gaaray Mareykanka.

Kulanka labada dhinac ayaa lagu wadaa in uu qabsoomo gelinka dambe ee manta,waxaana looga hadli doonaa arrimmo ay kamid yihiin dhanka ganacsiga kheyraadka iyo xalka dagaalka Ukrine.

Madaxweynaja Ukraine ayaa la filayaa in uu saxiixi doono heshiis siinaya Mareykanka kheyraadka ama macdanta ku jirta dhulka Ukraine.ee uu u baahan yahay dalkaasi.

Zelensky waxa uu rajaynaya in uu helo dammaanad-qaad amni, kaas oo xoojinaya heshiis kasta oo nabadeed oo laga yaabo in lala galo Ruushka.

Kulanka ay wada yeelanayaan labada dhinac ayaa imaanaya,kadib markii Trump uu la kulmay ra’iisul wasaaraha UK Keir Starmer

WARARKII KALE

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 24 08 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

Maxkamadda Sare oo laashay Natiijadii doorashada Galmudug iyo amartayna in dib loogu Celiyo

Maxkamadda Sare ee Federaalka ayaa maanta xukun ka soo...

Puntland oo digniin Culus ka soo saartay Lacagaha Madax-furashada ee Burcad-badeedda

Maamulka Puntland ayaa digniin ka soo saaray bixinta lacagaha...

Dowladda Soomaaliya oo ciidamo hor leh geyaay Baydhaba

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa cutubyo ka tirsan Ciidanka Kumaandooska...

Trump oo Fariin u diray Canada

Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa sheegay in Kanada ay...

R/Wasaaraha UK oo safarkiisii ugu horreeyey ee dibadda ah u baxaya

R.a’iisul Wasaaraha UK Andy Burnham ayaa Isniinta booqanaya Kyiv,...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles