Xafiis qaabilsan diiwaagalinta iyo aqoonsiga qaranka oo laga hirgaliyay Dhuusamareeb

Xaflad lagu maamuusaayey daahfurka xafiis qaabilsan bixinta adeeegga diiwaagalinta iyo aqoonsiga qaranka ayaa xalay lagu qabtay Magaalada Dhuusamrebb ee Gobolka Gaalgaduud.

Xafladdaan waxaa ka qeybgalay Madaxweynaha Dowlad goboleedka Galmuduh Axmed Cabdi Qoorqoor, Maareeyaha Hay’adda Diiwaagalinta iyo Aqoonsiga Qaranka CWeli Cali C/LLe iyo xubno ka socday labada gole ee maaluka dowlad goleedkaasi.

Munaasabaddaasi waxaa kaloo ka qeybgalay maaulka Magaalada Dhuusamaeeb,ururada bulshada iyo marti sharaf kale oo lagu casuumay xafladdaasi.

Madaxa Hay’adda Diiwaagalinta iyo Aqoonsiga Qaranka u qaabilsan dowladda,dowlad goboleedyada iyo gobolka banaadie Garaad C/Nuur Xasan ayaa ka warbixiyay waqabadka hey’adda iyo dadaalka ay ugu jiraan in adeegyadaasi la gaarsiiyo dalka oo dhan.

WARARKII KALE

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 15 09 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

IGAD oo maanta Jabuuti ka furaysa shir looga hadlayo nabadda iyo amniga Geeska Afrika

Shir aan caadi ahayn oo ay yeelanayaan Golaha Wasiirrada...

Trump oo Danjirayaal Cusub u Magacaabay Soomaaliya, Jabuuti iyo Sacuudiga 

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa 14-kii Sebtembar 2026 u...

Cirro oo DF ku eedeeyay in ay dadka Kala qeybisay iyo arrimo xasaasi ah uu ka hadlay

Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi (Cirro), ayaa sheegay in...

Duqeyn culus oo xalay ka dhacday duleedka Baydhabo

Duqeyn culus ayaa xalay ka dhacday deegaanka Ceel-Muud, oo...

Meleeshiyaad hubeysan oo dad rayid ah laayay iyo faahfaahin ka soo baxaysa

Ugu yaraan 15 qof ayaa lagu dilay weerarro ay...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles