Tuesday, August 11, 2026

Golaha Amaanka ee QM oo maanta u codeynaya kordhinta cunaqabateynta saaran Al-shabaab

Gelinka dambe ee manta o ay taariikhdu tahay 3-da bisha Maarso, Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobay ayaa la filayaa inay u codeeyaan qaraar qabyo ah oo lagu kordhinayo mudada cunaqabateynta la saaray kooxda Al-shabaab.

Waxaa sidoo kale goluhu lagu wadaa inuu cusbooneysiiyo howlgalka guddiga khubarada (PoE), kuwaas oo caawiya guddiga loo xil saaray cunaqabateynta al-shabaab.

Qabyo-qoraalka, oo diyaarinteedu ay ka shaqeysay dowladda UK, ayaa sidoo kale ayaa sidoo kale lagu cusbooneeysiin doonaa howlgalka ilaalada xeebaha, gaar ahaanna soo dejinta hubka sharci darrada, dhoofinta dhuxusha, iyo manuucidda walxaha qarxa.

WARARKII KALE

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 11 08 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

RW Xamsa oo hambalyo u diray Guddoomiyaha cusub ee Golaha Shacabka ee BFS

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa...

Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) oo loo doortay Guddoomiyaha Golaha Shacabka

Xildhibaan Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa maanta loo doortay...

Ciidamada Itoobiya oo ka baxay Buurhakaba

Ciidamada Itoobiya ee qeybta ka ah howlgalka Midowga Afrika...

Laftagareen oo Nairobi kula kulmay Madaxweyne Ku-xigeenka Jubbaland

Madaxweynihii hore ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, Cabdicasiis Xasan...

Xildhibaanada Baarlamaanka oo Maanta Dooranaya Guddoomiyaha Golaha Shacabka

Xildhibaanada labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles