NISA oo sheegtay in duqeyn ka dhacday G/Sh/Hoose lagu dilay Maleeshiyaad badan oo Al-shabaab ah

Qoraal kasoo baxay Hay’adda NIS ayaa lagu sheegay howlgal duqeymo qorsheysan ah oo xalay ka dhacay Aagga degaanka Basra, dhinaca Gobolka Shabeellaha Hoose lagu dilay 16 Maleeshiyo oo ka tirsanaa AS, iyadoo la burburiyay gaadiid dagaal oo ay wateen.

Sidoo kale Taliska NISA ayaa sheegay in ay sii wadayaan howlglada culus ee lala beegsanayo maleeshiyaadka Al-shabaab.

Todobaadyadii ugu dambeeyay Hay’adda NISA ayaa kordhisay howlgalada ay ku bartilmaameedsanayso xubnaha ka tirsan Maleeshiyaadka Al-shabaab.

WARARKII KALE

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 26 09 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

RW Xamsa oo sameeyay magacaabis cusub

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre ayaa magacaabay agaasimeyaasha...

Ugu yaraan 11 qof ayaa ku dhintay qarax ka dhacay waqooyi-galbeed ee Pakistan

Booliska waqooyi-galbeed ee Pakistan ayaa ku dhawaaqay in ugu...

Guddiga Shaqaalaha Rayidka oo hakiyay qorshihii Xamsa, taageerayna BFS

Guddiga Qaranka Shaqaalaha Rayidka Soomaaliyeed ayaa 26-ka Sebtembar 2026...

Ciraaq oo Maraykanka kala hadlaysa duulimaadyada Iran

Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Ciraaq ayaa sheegay in dowladda ay...

Sheegashada Puntland ee markabkii oo dood ka dhalatay iyo xog cusub

War cusub ayaa kasoo kordhaya cidda dhab ahaantii soo...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles