Sunday, August 2, 2026

RW Xamsa oo Boqolaal Dadweyne ah Kula Afuray Suuqa Bakaaraha

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa shacabka caasimadda kala qeyb-galay afur wadareed ka dhacay Suuqa weyn ee Bakaaraha, taasi oo muujinaysa horumarka amni ee ka hirgalay caasimadda Muqdisho.

Ra’iisul Wasaaraha, ayaa sheegay in Xukuumadda DanQaran ay xoog badan galisay sidii loo xaqiijin lahaa amniga caasimadda, isaga oo uga mahadceliyay bulshada caasimadda sida wanaagsan ee ay ula shaqeeyeen hey’adaha amniga ee suurageliyay in caawa nabad loogu afurayo suuqa Bakaaro.

Mudane Xamsa ayaa xusay in dowladda Soomaaliya ay ku hawlan tahay qabashada doorashooyinka dowladaha hoose iyo sidii guud ahaa dalka looga hirgelin lahaa doorasho qof iyo cod, si shacabku ay u soo doortaan cidda hoggaamineysa, ulana xisaabtami karaan, taasi oo ah xaq dastuuri ah oo ay leeyihiin shacabka Soomaaliyeed.

WARARKII KALE

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 01 08 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

Qatar oo sheegtay inaysan waxba ka ogeyn saddex duuliye oo u dhashay Iran: Afhayeenka ciidamada Iran

Afhayeenka ciidamada Iran, Amir Mohammad Akramian, ayaa sheegay in...

AFRICOM”Mareykanku Ma qorsheynayo Aqoonsiga Somaliland iyo Saldhig Ciidan oo uu ka dhisto Deegaannadeeda”

Taliyaha Ciidamada Mareykanka ee Qaaradda Afrika (AFRICOM), Jeneraal Dagvin...

Firdhiye oo la kulmay saraakiil ka socota DF iyo qorshaha taliska cusub oo socda

Madaxweynaha maamulka Waqooyi Bari, Cabdiqaadir Axmed Aw-Cali (Firdhiye), ayaa...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Furaya Kalfadhiga 8-aad ee Baarlamaanka

Villa Hargeysa ayaa maanta lagu wadaa inuu si rasmi...

Maraykanka oo ku hanjabay in uu weerari doono Iiraan iyo jawaabta ay Terhaan ka bixisay

Warbaahinta The Wall Street Journal iyo CBS  News ayaa sheegay in...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles